|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Ganacsiga Iyo Warshadaha Ee Xisbiga Waddani Oo Wasiirada Ganacsiga Maaliyada Jsl Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan Iyo Sobobta!
January 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha gancsiga iy warshadaha ee xisbiga waddani xamse cabdiraxmaan khayre ayaa xukuumadu ku eedeeyay in ay ku fashilantay waxka qabashada tacriifada ay DP WORLD Kor uqaaday oo sobobay in ay dekeda berbera 10cisho xidhan tahay. Sidoo kale xoghaye xamse ayaa wasiirada ganacsiga iyo maaliyada ugu baaqay in ay iscasilaan maadama ay ku fashilmeen masuuliyadii ay ummada uhayeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Gala... Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqay Inay Xaqooda Dhacsadaan Daawo:Caleema Saarka Madaxweynaha jabouti Iyo Muunada Hogaamiyayaasha Somaalida+Meeqaamka Madaxweyne... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|