|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya.
January 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay. Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay laba Eedaysane Oo Loo Haysto Dilka Marxuum Lagu Dilay ... Masuul Dawladeed Iyo Odayaal Reer Somaliland Ah Oo Lagu Xidhay Amar Ka Soo Baxay Dawladda Jabuuti Halkan ka Daawo: Warkii Caawa ee Bulsho Tv (25 07 201 Arbaca) waxana Warka Caawa idinla Socodsiinaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|