|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Arimaha Somaliland Oo Ku Sugan Jabuuti!
January 26, 2022 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wasiirka Arimaha dibada Dalka Djibouti Mohamud Ali Yusuf ayaa qaabilay dhigiisa Arimaha Somaliland Dr Ciise Keyd Mahamud oo safar ku jooga caasimada somaliland. Weftig Somaliland oo uu sidoo kale ka mid yahay wasiirka gaashaandhiga ayaan la faahfaahin waxa ay labada dhinac ka wada hadleen, balse qoraal kooban oo warbaahinta bulshada uu ku baahiyey Wasiirka arimaha dibada Djibouti ayaa uu ku sheegay in booqashada weftiga SL ay qaadan doonto muddo 72 saacadood ah. Related posts:Gudoomiye Cabdikariim Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Xukuumada Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Muran Ka Dhashay Waddo Laga Saarayo Gudaha magaalada... Wafti ka socda Dalka Jabuuti oo la filayo Inay Somaliland u Yimaadaan soo Af-jarida Baadhitaanka Qar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|