|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Oo fariin Culus Udiray Xildhibaanada Mucaaridka ah Ee Golaha Deegaanka Gabiley!
January 2, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarad waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa dardaaran culus iyo canaan ujeediyay xildhibaanada dibad wareega ah ee golaha deegaanka gabiley kuwaasi shaqadii loosoo doortay taasi oo keentay in aydayacanto masuuliyadii ay bulshada uhayeen. Sidoo kale wasir kuxigeenka waxbarashada ayaa xildhibaanada ugu baaqay in ay la shaqeeyaan maayarka . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Hordhaca Dood Kulul Oo Ay Isku Waajaheen Gudoomiyayaasha Saddexda Xisbi Qaran Kulmiye,Waddani... "Ujeedooyinka Ugu Waaweyn Ee Shirkan Dhaqanka Aanu ka Leenahay, Waa in kor loo Qaado Dhaqankeenii Su... Halkan Ka Daawo; Aragtida Shacabka Magaalada Jig-jiga Oo Ka Dareen Celiyay Isbadalka Ka Dhacay DDSI... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|