|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda!
January 25, 2022 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wafti Uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga, Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland iyo xubno kale ayaa gaadhay dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madax katirsan xukuumada jabuuti Ujeedada safarka waftiga ka socda xukuumada Somaliland ay ku tageen dala jabuuti ayaan la shaacin waxa ay daaran tahay iyo cida ay ka heleen casuumada ay ku tageen jabuuti. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo Qaran Dumis Ku Eedeeyay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Iyo Ta... War Deg Dega Xukuumada Oo Caawa Gurigiisa Ka Qafaalatay Gudoomiyihii Ururka Dhalinyarada Subeer Awal... “Maanta Reer Sheikh Baan U Hadlayaaye, Reer Somaliland Si Fiican Noogu Gar Qaada”Ex Safiir Rashiid G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|