|
|||||
WAJAALE NEWS
Toos Udaawo; Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Oo Ka Doodaya Aqoonsiga Somaliland.
January 18, 2022 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Baarlamaana dalka Uk ayaa hada si toos ah uga doodaya Aqoonsiga Jamhuuriyada somaliland oo kamid ah dalalkii uu ingiriisku xukumi jiray intii aanay madaxbanaanida ka qaadan lana midoobin somaliya. Sidoo kale mudanayaasha dalka ingiriiska ee soo jeedinaya dooda lagu lafo guraya aqoonsiga somaliland ayaa ka hadlay deeqaha ay dalka ingiriisku siiyaan somaliland iyo muhiimada ay uleedahay doorashooyinku TOOS UDAAWO MUUQAALKA DOODA BAARLAMAANKA DALKA INGIRIISKA; Related posts:“MUSUQ-MAASUQ Waa Eray Isticmaalkiisu Ku Badan Yahay, Qaamuuska Siyaasasdeed,Dhaqaale Iyo Maamul”Xil... DAAWO : Wasiirka Cusub Ee Madaxwayne Siilanyo U Magacaabay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada O... Kooxda DAACISH Oo Badhtamaha Magaalada Muqdisho Ku Dilay Askari Ka Mid Ahaa Ciidanka Taraafikada Soo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|