|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Badhan Oo Booyada Biyuhu Qiimaheedu Gaadhay $200 Iyo Xaalada bulshada ku dhaqan.
January 14, 2022 - Written by Editor:MADHAN(W,N)-Magaalada badhan ee sanaag bari somaiand ayaa noqotay meesha ugu biyo qaalisan Somaliland kadib markii ay soo foodsaarat abaaro iyo biyo la,aan baahsan taasi oo hada booyada biyaha qiimaheeda lakala siisanayo $200 halka foostaduna maraysa $7 Maamulka gobolka badhan oo ka hadlay xaalada biyo la,aaneed ee magaalada ayaa sheegay in ay ku hawlan siii somalland ugu qodi lahayd ceel biyood ay bulshada kaga raysato biyo la,aan si ay uhesho biyo macaan.
Related posts:War Ka Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Waftigii Dawlada Ingiriiska Ee Socdaalka Ku Joo... Daawo:Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Wareejinta Gagada Diyaaradaha Berbera Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan... Dhalinyaro Maayarka Gabiley Ku Eedeeyay Falal Argagixiso oo Bilaa Xukun Jeelka Loogu Dhaadhiciyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|