|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Xinif Oo Sheegay In Xisbiyada Mucaaridku Xataa Sii Magacaabeen Xilalkii Dawladooda +Cida Lagu Sii Qoray Kursigiisa!
January 28, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed maxamed (xinif) ooo= ujawaabayay xisbiyada mucaaridka ayaa su,aal galiyay doorashada soo horaysa ta xisbsiyada iyo ururada Sidoo kale cabdikariim xinif ayaa jawaab ka bixiyay hadalada mucaaridka ee eedaynta madaxwaynaha ee ah in uu sito passport shisheeye. Dhanka kale gudoomiye xinif ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridku soodhiseen dawlada oo xataa kursigiisa ay cid usoo magacaabeen. Related posts: Daawo Video: Hawlihii Nabadaynta ahaa ee Degaanka God heelli oo so gebogaboobay iyo 50 xubnood oo... Xiisad Colaadeed Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Mar Kale Ka Qaraxdo Degmada Ceel-Afwayn Iyo Deegaano Hoos ... Diblumaasiyiin Maraykan Ah Oo Dawladdooda Iyo Midowga Afrika Culays Ku Saaraya In La Aqoonsado Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|