Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay!
January 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay dugsiga sare ee faarax oomaar oo kamid dugsiga ugu qadiimisan somailand

Gudoomiye faysal ayaa ka dayr xaalada uu dugsigan ku sugan yahay daryeel la,aanta xukuumada.

 

 

COMMENTS
LINKS