|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Su,aalaha Lagu Waydiiyay Xarunta C,I,D Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
January 5, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbg awadani xirsi cali xaaji xasan oo xukuumadu saaka uga yeedhay Xarunta Danbi Baadhista halkaasi o uu tagay islamarkaana lagu waydiiyay su,aalo loo xidhiidha eedaha loo hayso oo madaxwaynaha eedo uu ujeediyay loo haysto. Gudoomiya xirsi aya sheegay in su,aalo laga waydiiyay passport uu sito madaxwayne biixi oo uu hore usheegay in uu sito passport ajaanib ah Sidoo kale gudoomye xirsi oo markii uu xarunta danbi baadhista tagay uu ku weheliyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin kale oo wadani ayaa u hanjabay in aanay marnaba joojinayn dhaliilaha ay ujeediyaan xukuumada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuur Ayaa Hanbayo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Madax... “Danta Qudha Ee Xukuumadda Ururadda Ugu Jirtaa, Waa Muddo Korodhsi”Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadd... Gudomiyihii Horee Hay'adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|