|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Soo Gabo Gabeeyay Kormeer Ay Kusoo Mareen Jaamacadaha Dalka Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen.
January 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa soo gabo gabeeyay kormeer xogogaal unoqosho oo ay kusoo mareen jaamacadaha dalka ee caasimada iyo dhamaan gobolada dalka ka hawlgala.
Agaasimaha gudida tacliinta sare Ibraahim Amiin Gadiid ayaa ka warbixiyay kormeerkan ay kusoo Mareen jaamacadaha dalka iyo waxyaabaha ay ku xaqiijinayaan ardayda galaysa jaamacadaha iyo tayadooda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyey Kor Ukac Ku Yimid Qiimaha Shilingka Jsl Iyo Sobo... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL, Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago ka Bannaanaatay Golaha Guurtida... Somaliland Cabdiraxmaan C/laahi Saylici Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Allaha U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|