|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Urur Siyaasadeed Magaciisa Lagu Muransan Yahay Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa.
January 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Urur siyaasadeed lahaanshaha magaciisa lagu Muransan yahay ayaa maanta magaalada hargaysa lagaga Dhawaaqay kaasi oo ay shaaciyeen siyaasiyiin hore uga tirsanaa xisbiga Talada Dalka Haya ee kulmiye. Munaasibada lagu shaacinayay ururka dadwaynaha somaliland ee “spp” Siyaasiyiinta ku dhawaaqay ururkan oo uu horkacayay wasiirkii hore ee caafimaadka xukuumadii Axmed Siilaanyo Dr saleebaan Xagla toosiye oo ayna weheliyaan siyaasi ramaax iyo xubno kale ayaa magaca ay ku dhawaaqeen waxaa iska lahaa Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo isagu magaca Ururka dadwaynaha somaliland soo waday mudo laga jooga 4sano kaasi oo sheegay in uu sharciga la tiigsan doono, xubnaha copy gareeyay magaca ururkiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Cuqaal Waxgarad iyo odayaal kasoo jeeda Galbeedka Berbera oo Sheegay inay Kulmiye Taageersan ... Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaana Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Soma... Culimada Somaliland oo Shaacisay Inay Ka Qayb Qadanayan Daminta Colaada Deegaanka Dhumay ee Gobolka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|