|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Biyo Mareen Laga Hirgalinayo Gudaha Magaalada!
January 23, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley kuxigeenkiisa iyo xuldhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa dhagax dhigay biyo mareen laga hirgalin doono xaafada 18may ee magaalada gabiley kaasi oo bulshadu baahi wayn uqabtay.
Waxaana ka hadlay munaasibada dhagax dhiga badhasaabka gobolka maayarka magaalada gabiley oo isagu faah faahin ka bixyay muhiimada uu bulshada uleeyahay dhismaha biyo mareenkan oo bulshada xaafadaasi dhib wayn ku hayay, taasi oo laga hirgalinayo miisaaniyada 2022 . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Xil.C/qadir Jirde oo ka hadlay Dekeda Berbera & DP world,Wadahadalada S/land & Khaatumo+Arimo ... faro Galinta Saldanada Subeer Awal Oo soo Cusbaanaatay Iyo Xubin ay Dhawaan Cumaamadeen Taageerayaas... Xisbiga Ucid Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiiilada Ku Eedeeyay In Uu Xidhiidh La Leeyahay Kooxo Ku Hawlan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|