Xogo Xogo Cusub Oo Kasoo Baxaya Xadhig La Sheegay In Xukuumadu Kula Kacday Siyaasi Maxamed Cumar Carte Iyo Sobobta Loo MastaaFuriyay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xogo Xogo Cusub Oo Kasoo Baxaya Xadhig La Sheegay In Xukuumadu Kula Kacday Siyaasi Maxamed Cumar Carte Iyo Sobobta Loo MastaaFuriyay .
December 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Midka mid ah qoyska reer cumar carte qaalib ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in xukuumadu xidhay siyaasi maxamed cumar carte maanta xili uu marayay garoonka diyaaradaha

Sidoo kale liibaan cashuur oo kamid ah qoyska ayaa sheegay in aan la xidhi dalkana uu dib ugu soo noqonaya.

COMMENTS
LINKS