Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabiley Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Deegaanada Gorey, Laaca, Caratuulka, Mataan Iyo Magaalo Dhidar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabiley Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Deegaanada Gorey, Laaca, Caratuulka, Mataan Iyo Magaalo Dhidar.
December 21, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Gabiley Ayaa  Maanta kormeer shaqo ku tagay deegaanada Gorey, Laaca, Caratuulka, Mataan iyo Magaalo Dhidar oo dhamaantood loo dhooba-qaadidoono ceelasha iyagoo dhanka kale ukuurgalayay xaalada rasmiga ah ee deegaanadan.

Waxaana iska kaashan doona Haayada FAO, Wasaarada beeraha Iyo Dawlada Hoose ee degmada Gabiley.

 

COMMENTS
LINKS