|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Ka Hadlay Dhacdooyinka Golaha Ka Dhacay Shalay iyo fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
December 14, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana mid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay dhacdooyinkii shalay ka dhacay xarunta golaha iyo ciidamo ay xukuumada soo galisay Sidoo kale xildhibaan barkhad ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu soo abaabulay qorshaha golaha lagu soo galay iyo diid fadhiga ee xildhibaanada taabacsan xisbi xaakimka kulmiye HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Socdaal indho indhayna Ku Tega... War Deg Deg Ah Fallaagada M23 Ee Ka Dagaalanta Dalka Kongo Oo La Wiiqay Awoodoodii ,Ciidamada Koongo... DAAWO;-Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|