|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Kulan La Qaatay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Kana Warbixiyay Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen.
December 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technoljiyada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudi hoosaadka hawlaha guud iyo technolajiyada ee golaha wakiilada kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim. Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay kulanka ay la qaateen wasiirka Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka hadlay kulanka wakhtiga ay joogsanayaan fariimaha dadka loosoo jiro oo uu hore wareegto uga soo saaray. Dhanka kale wasiirka ayaa ka hadlay qorshaha fure ugaar ah Somaliland oo ay yeelan doonto.
Related posts:Al-Shabaab Oo Dalka Mozambique Ku Xasuuqday Dad Kor U Dhaafaya 90 Ruux Oo Shacab U badan+Tirada Ay D... DAAWO;-Sheekh Axmed Eid Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Dugsiyada Nuuradiin + Salaama Iyo Fariinta U... Daawo:Gabadh Reer Hargaysa ah Oo Ciqaab Adag Ku Mutaysatay Wiil Gabooye ah Oo ay Guursatay Iyo Odaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|