Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta JSL Oo kulan la yeeshay Shirkadaha bixiya Adeega Isgaadhsiinta Iyo Korontada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta JSL Oo kulan la yeeshay Shirkadaha bixiya Adeega Isgaadhsiinta Iyo Korontada.
December 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la qaatay shirkadaha bixiyaya adeegyada isgaadhsiinya iyo koronta oo ay weheliyaan komishanka tamarta iyo maayarka caasimada.

Wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka warbixiyay ujeedada kulan iyo qodobada lagaga wada hadlay.

COMMENTS
LINKS