Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Biriijka Isku Xidhaya Magaalada Iyo Shariif Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Biriijka Isku Xidhaya Magaalada Iyo Shariif Cali.
December 5, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland oo ay weliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadu ayaa a dhagax dhigay dhismaha biriij isku xdhaya magaalada iyo aafada cusub ee shariif cali kaasi oo xukuumada dhexe bixinayso dhaqaalaha ku baxaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS