|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wasiirka Ganacsiga Ee Ku Fashilmay Xakameynta Sicirka Maciishada Shacabka Somaliland Ayuu Xisbiga Kulmiye Ku Wada In Uu Dalkan Madaxweyne ku-xigeen Ka Noqdo”Xil Barkhad
December 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay kor ukaca miciisha dalka iyo fashil dul hoganaya wasaaradii ku shaqada lahayd. “Wasiirka Ganacsiga ee ku fashilmay xakameynta sicirka maciishada shacabka Somaliland ayuu Xisbiga Kulmiye ku wada in uu dalkan Madaxweyne ku-xigeen ka noqdo, Goolaha Wakiiladdu waa goole shacab ee ma noqon doono goole Xukumadda iyo Xisbiyadda u adeega nolosha Bulshada mudnaanta leh. Heerka Xukumaddii Kulmiye mareyso waxa tusaale inagaga filan in Kitaab la iskugu dhaarsanayo sidii Nafaha shacabka loo dili lahaa iyada oo dawlad dhan dhisan tahay waa Mas’uuliyad darro iyo Maamul xumo xaggii ugu dambeysay. Iyama mudan in la xidho qof maamulka Kulmiye dhaliilay iyo qof dil shacab ku kacay? Related posts:Markii Guurtidu Usoo Gurmatay Buuqii Ay Xukuumaddu Ka Dhex Abuurtay Golihii Wakiilada Ayey Imikana K... Daawo:“Waxan Maqlayay Sadexda Xisbi Haka Soo Taliyaan Doorashada,Sadexda Xisbi Go,aanka Ma Leh,Waxa ... Agaasimaha arimaha bulshada ee Wasaarada Shaqo gelinta oo La Kulantay Caruurta Darbi Jiifka ah, Bala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|