|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Joogo Dalka Jabuut Iyo Waxyaabaha Ay Ka Caawinayso Somaliland.
December 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuti ayaa ka warbiixyay ujeedada safarkiisa iyo marti qaad uu ka helay dhigiisa dalka jabuuti Wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in jabuuti Somaliland ka caawinayso dugsiyada farsamada gacanta sidii tayadooda kor loogu qaadi lahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Marwo Rooda Cabdi Muuse Ayaa Soo bandhigtay Sababta keentay in Doorashada lagaga adkaado Xisbiga Kul... “Shacaboow Mid Ogaada, Yaan Laga Sasin Buuqa Iyo Muranka Asxaabta, Waana Meel Talo Lagu Wadaagayo Oo... DAAWO:Hordhac film kii(Qab & iil) ee wariye Cawke iyo C/Salaam Hereri ku matalaya dagaal Oogayaal ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|