|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirkada Xaaji Muuse Aad Ayaan Ugu Mahad Naqayaan, Waxaanan Filayaa Dhismahan In Uu Magac Ka Raaco”Maayarka Caasimada Hargaysa.
December 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed mooge oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan wasaarada hawlaha guud iyo maxahdka haayada shaqaalaha dawlada ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha maxadka dawladu. Sidoo kale maayarka caasimada ayaa ku amaanay shirkadaha dhisaysa maxadka dawladaha hoose ee xaaji muuse Constraction Company isagoo sheegay in uu yahay dhismihii ay filayeen muhiimna u ah caasimada in uu ka dhismo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO ; Xasan Cabdi Caraale Oo Cambaareeyey Buug Laga Qoray Taariikh Nololeedkii Sh. ISAXAAQ (ISAAQ... Nin U Dhashay Dalka Yamen Oo Xatooyo Badan U Gaystay Meherado Ganacsi Oo Hargeysa Ku Yaala Iyo Ciida... Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Kusoo Biiray Silsilad Suugaaneedii Dalka ka Bilaabantay Iyo Dulucda Maa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|