“Madaxwayne Ku Soo Noqo Ku Dhaqanka Sharciyada Hana Jabin Dastuurka” Siyaasiyiinta Somaliland Jire. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Ku Soo Noqo Ku Dhaqanka Sharciyada Hana Jabin Dastuurka” Siyaasiyiinta Somaliland Jire.
December 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka ku bahoobay ururka Somaliland jire ayaa fariin culus udiray madaxwynaha Somaliland oo usoo jeediyeen in aanu jabinin dastuurka dalka ismarkaana uu meelmariyo xeerka furista ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS