HARGAYSA(W,N)-Madaxda tvga dawlada iyo golaha wakiilada ayaa ka heshiiyay khilaaf oo kala dhexgalay kadib markii tvga qaranka si ka baxsan anshaxa warar uga baahiyay fadhigii golaha wakiilada
Sidoo kale maamulka tvga qaranka ayaa raali galin ka bixiyay kaasi oo sobobay in xarunta golaha laga saaray wariyayaasha tvga qaranka balse hada laga gaadhay heshiish wada shaqayneed.