Golaha Wakiilada Oo La Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2022 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin Ka Bixiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo La Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2022 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin Ka Bixiyay.
December 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka la horgeeyay odoroska miisaaniyada qaranka 2022.

Wasiirka wasaarada maaliyada jsl sacad cali shire ayaa faah faahin ka bixiyay odoroska miisaaniyada iyo qaybaha ay ka kooban tahay

Sidoo kale wasiir sacad ayaa mudanayaasha golaha wakiilada waydiiyeen su,aalihii ugu badnaa eek u saabsan miisaanyiada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WASIIR SACAD OO FAAH FAAHIN KA BIXINAYA’;

https://youtu.be/fs806aJIJrw

COMMENTS
LINKS