|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Haraysa Oo Shirkada Telesom Raali Galin Kasiiyay Khasaare Ay Ugaysteen Gaadiidkoodu Oo Sobobay In Hakad Ku Yimaado Adeegyada Shirkada!
December 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa kulan xafiiskooda kula qatay madax katirsan shirkada telesom oo ugu yimid in ay ka wada hadlaan khasaare ay gaadiidka dawlada hoose ee ka shaqaynaya wadada beerta xoriiyada horta ay gaadhsiiyeen xadhkaha shirkada oo sobobay in saacado badan ay hawada ka maqnaato adeega telefoonada iyo zaadku kaasi oo saamayn wayn ku sheegay shacabka reer somaloland Maayarka caasimada ayaa kulan ka dib warbaahinta la hadlay ayaa raali galin ka bixiyay khasaraha ay gaadiidka dawlada hoose gaadhsiiyeen shirkada telesom.
Related posts:DAAWO Bandhiga Buugaagta Hargeysa Oo Beri Furmaya Iyo Jama Muuse Jama Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Goobt... “Imika Waxaynu Ka Dhamaan Laanahay Hebel Waa La Xidhay Iyo Hebel Waa La Soo Daayey, Sharciyad Iyo Ca... GUDDAHA KA AKHRI: Geeska Afrika Oo Helay Digreeto Uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku Dhaqan Geliyay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|