“Cidnna ka Aqbalimayno In Ay Umadda U Heshiiyaan Maciishadana ku Qaaliyeeyaan”Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cidnna ka Aqbalimayno In Ay Umadda U Heshiiyaan Maciishadana ku Qaaliyeeyaan”Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Somaliland
December 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa ka hadlay ganacsato shacabka uheshiiyay in ay rootida ku qaaliyeeyaan.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasarada ganacsiga ayaa wasiir saajin ka difaacay eedo ay usoo jediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS