|
|||||
WAJAALE NEWS
Bulshada Magaalada Wajaale Oo Ka Dareen Celiyay Goobta Cusub Ee Loo Raray Kawaanka Xoolaha.
December 28, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha magaalada wajaale iyo dadka ka ganacsata khudaar iyo iibka xoolaha la qalo ayaa soo dhaweeyay goobta cusub ee loo raray kawaanka xoolaha lagu qalo oo markii hore gudaha magaalada ku yaalay ismarkaana nadaafad ahaan dhib wayn u yahay shacabka.
Sidoo kale dadwaynaha ayaa maamulka degmada wajaale ku bogaadiyay rarista kawaanka xoolaha oo dadka dhibwayn iyo mid nadaafadeedba ku hayay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dhamaan Masaajidada Ku Yaala Dalka Turkiga oo Laga Oogay Salaad Jinaaso Ah oo Loo Tukanayo Maxamed M... Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Loogu Jeediyay Hadalo Uu Dhawaan Warbaahinta ... Wasiirka Wasaarada Biyaha Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|