|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaal Iyo Heshiishka Kootada ah Ee Xukuumadu La Gashay Shirkada Trafigura!
November 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga,warshadaha Iyo Dalxiiska ee xisbiga wadani xamse cabdiraxmnaa khayre ayaa ka hadlay kor ukaca qiiimaha shidaalka iyo miciishada iyo cabashada kasoo yeedhaysa ganacsatada Sidoo kale xoghaye xamse ayaa jawaab ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay wasiir saajin oo isagu ku fashilmay waxka qabashada kor ukaca shidaal Dhanka kale xoghaye xamse ayaa faah faahinka bixiyay heshiish xukuumada la gashay shirkada trafifura oo loo xidhay keenista shidaalka ee dalka. Related posts:DAAWO: SAWIRKA MAANTA IYO AMIN ARTS OO DABADA SOO DHIGAY XUDUNTA KHILAAFKA SIYAASADDEED EE HAATAN SO... DAAWO;-Gudida Anshaxa Iyo Xalinta Khilaafaadka Doorashada Oo Qodobo Ka Soo Saaray Hanaanka Maalinta ... Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Wada Hadalka Khaatumo La Gashay Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|