|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Gana.
November 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Oo ay Weheliyaan koox Dhalinyaro ah ayaa Dalka Gana Ee qaarada Africa kaga qaybgalay shir caalami ah ay kasoo qaybgalay dhalinyarada Qaarada africa. Wasiir kuxigeenka wasaradawaxbarashada oo dalka kusoo guryo noqday ayaa ka warbixiyay shir uu kaga qaybgalay dalka gana iyo kulamo ay la yeesheen madax katirsan dalka gana. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Deeganka Xisbiga kulmiye Ee Gobolka Awdal Iyo Siyaasiyiin Si ... Qarax Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo lala beegsaday Maqaaxi Cunno oo ku taalla Degmada S... Xildhibaan Ka Tirsan Golaha guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Saddex Wasiiro Oo Muqdisho Iska Dhiiba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|