Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Itoobiya Iyo Ciidamada Tigrey Oo Kaabiga Usaaran caasimada +Eedaha Raysal wasaare Abiye! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Itoobiya Iyo Ciidamada Tigrey Oo Kaabiga Usaaran caasimada +Eedaha Raysal wasaare Abiye!
November 2, 2021 - Written by Editor:

ADIS(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo jabhada tigray ayaa halkii uqadhaadhayd maraya kuwaasi oo ciidamada tigrey ay  qabsadeen deegaano muhiim islamarkaan ay usoo jeedaan dhinaca caasimada itoobiya oo la sheegay in ay hada ujiraan waxka yar 100km

Sidoo kale raysalwasaaraha itoobiya ayaa sheegayin dagaalka jabhada tigrey ku qabsadeen deseil iyo kooja ay ka qaybgaleen dagaalyahano shisheeyo ah oo ka ag dagaalamaya kuwo kusoo duulay dalka itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS