|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkadaha National Company(Indha Birta) Iyo Boodhari Mills Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi!
November 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada National Company (Indha Birta) Iyo Shirkada boodhari Mills Soo saarta aqiiqda iyo calafka xoolaha ayaa maanta kala sexeexday heshiish iskaashi oo dhexmara laba Company.
Heshiishkan ayaa ah sidii laba company iskaga kaashan lahaayeen dhinaca tamartaย iyo suuqqaynta daqiiqda ay soo saarto boodhari mills.
Munaasibada ay labadan shirkadaood ku kala sexeexanayeen heshiishka ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuulyiin ka socday komishanka tamarta ee ย xukuumada Somaliland madaxdhaqameed, siyaasiyiin iyo aqoonyahan iyo haween.
Ugu horaynaya waxaa muhiimada heshiishka iskaashi ee National Company(indha birta iyo boodhari mills faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha boodhari mills Cabiraxmaan Sh, Axmed Nuur, Iyo Gudoomiye Maxamed Xuseen (indha birta).
Dhanka agaasimaha guud ee komishanka tamarta Somaliland ayaa soo dhaweeyay heshiish ay wada galeen labadan shirkadood isagoo shirkadha kale ugu baaqay in ay waxka bartaan heshiishka labadan shirkadood dhexmaray oo ah mid ku cusub guud ahaa shirkadaha ganacsi ee Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Cuntooyinka Kugu Keeni Kara Cimri-Deg dega (Xogta Dahsoon) DAAWO;Wafti Ka Socota Dawlada Itoobiya Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ajandaha Uu Daar... ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐
๐๐๐ก๐ข A๐๐ง ๐๐๐๐๐ข ๐๐ก๐๐ฒ๐งIyo Nuxurka Qodobadda kazo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |