|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Emaraadka Carabka.
November 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta ka dhoofay madaarka diyaaradaha ee cigaal international kuwaasi oo kusii jeeda dalka emraadka carabta Waftigan ayaa dalka emaaraadka kaga qaybgalaya shirar muhiim ah oo lagaga hadlayo arimaha dhaqaalaha oo ka dhacay dalka emaraadka. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|