DAAWO;-Suldaan Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameed Ka Socday DDSI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameed Ka Socday DDSI.
November 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed uu hormuud uyahay suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed ka socday ismaamulka somalida itoobiya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa.

Dhanka kale garaad kulmiye oo kor kacayay waftiga ka yimid dawlad deegaanka somalida ayaa uga mahad celiyay sudlaan guud casuumadan uu ufidiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS