DAAWO;-Siyaasiyiinta Mujaahid Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Bayaan Kasoo Saaray Faro Galinta Xukuumada Ee Saldanada Beesha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasiyiinta Mujaahid Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Bayaan Kasoo Saaray Faro Galinta Xukuumada Ee Saldanada Beesha.
November 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madax-Dhaqameedka Mujaahidiin, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro Beelaha subeer awal  oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa Islamarkaana uu goob joog ahaa suldaanka guud ee subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maqif adag ka qaatay faro galinta madaxwayne biixi ku hayo saldanada guud ah ee subeer awal

Sidoo kale mujaahidiintan waxgaradka iyo haldoorka subeer ayaa madaxwayne biixi ujeediyay eedo culus iygaoo wacad ku maray in aanay aqbalay burburin uu kula kaco saldanada subeer awal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS