DAAWO;-Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani.
November 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ee Degmooyinka 26juun ,Ibraahim koodbuur Iyo Gabiley horena uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa maanta ka hilaacay xisbiga wadani oo ay shaaciyeen in ay kusoo biireen kaga dhex dhawaaqay diga rogoshadooda shirwaynihii xisbiga wadani.

Aqoonyahan Maxamed Cumar Cabdi oo ku hadlayay afka aqoonyahanka ku biiray wadaniayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay ugu soo biireen wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS