DAAWO;-Qaabkii Loo Doortay Hogaanka Cusub Ee xisbiga wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Loo Doortay Hogaanka Cusub Ee xisbiga wadani
November 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha xisbiga wadani oo maanta lasoo gabo gabeeyay ayaa lagu doortay gudoomiyaha xisbiga iyo kuxigeenada gudoomiyaha

Sidoo kale shirwaynahan ayaa lagu doortay xoghayaha xisbiga iyo kuxigeenkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS