Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Qaybo Lagu Kordhinayo Xanaanada Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Qaybo Lagu Kordhinayo Xanaanada Magaalada Gabiley.
November 15, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley,xidlhbaano iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si rasmi ah udhagax dhigay kordhin lagu samaynayo xanaanada laag barako ee magaalada gabiley kaasi oo hirgalinayso dawlada hoose ee gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS