Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii kala Wareegay Badhasaabkii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii kala Wareegay Badhasaabkii Hore.
November 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirkuxgeenka wasarada arimaha gudaha jsl ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay badhasaabkii hore ee gobolka gabiley iyo badhasaabka cusub.

Sidoo kale waxaa munaasibada xil wareejinta kazoo qaybgalay maayarka magaalada gabiley, wasiiro xukuumada katirsan xildhibaano golaha wakiilada ka socday iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS