|
|||||
WAJAALE NEWS
“Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha, Waxaanu Faraynaa In Lasoo Qabto Cidii Dhaawaca Ugaysatay Xildhibaan Guruuje”Xil Cabdiqani.
October 1, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Cabdqani Maxamed Aadan oo kamid xildhibaanada golaha deeganka degmada boorama ayaa xukuumada ugu baaqay in ay soo qabtaan cidii dhaawaca ugaysatay xildhibaan guruuje oo wali suuqa iska joogta isagoo masuuliyiinta ay khusayayso toos ula hadlay hadii arinntaa ay waxka qaban waayaan taliyaha ciidanka booliska iyo wasiirka arimaha guduhu ugu baaqay in deg deg usoo qabtaan si aan shacabku suuqa iskugu dilin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shil Gaadhi Halis Ah Oo Ka Dhacay Inta Dhaxaysa Kaantaroolka Caabudla Iyo Caro Yaambo Ee Gobolka Ga... DAAWO: Wasiir Ku-xigeenkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistiisa Bedkana Soo ... Kooxda Kubadda Cagta Ee Real Madrid Oo Ku Hawlan Sidii Ay U Heli Lahayd Tobobare Cusub Kadib Markii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|