|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maxamuud Xaashi Wuxuu Ahaa, Ragii Tacabka Wayn Ku Lahaa Muuse Biixi In Kursiga Madaxwaynaha La Saaro”Sheekh Saleebaan.
October 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maareeyihii hore ee haamaha kaydka shidaalka xukuumadii siiilaanyo sheekh saleebaan ayaa ka hadlay talaabda xisbiga kulmiya ay siyaasi maxamuud xaashi kaga saareen xisbiga isagoo sheegay in madaxwayne biixi lumiyay garbihii xisbiga islamarkaana aanay cid danbe dooranayn. Sidoo kale sheekh saleebaan ayaa sheegay in uu kamid yahay garabka uu hogaaminayo siyaasi maxamuud xaashi oo la filayo dhawaan in ay ku biiraan xisbiyada mucaaridka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ururka Vosomwo Oo Bulshada Xaafada Daami Ka Wacyi Galiyay Xanuunka Covid19, Una Qaybiyay Qalabka Ka ... Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ganacsatadii Uu Ka Gubtay Suuqa Waaheen Ay Dhisan ... Shirwaynaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya oo Furmaya iyo Amaanka Magaalada Jigji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|