|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuulkii labaad Ee Kasoo Jeeda Gobolka Togdheer Oo Iska Casilay Xil Madaxwayne Biixi Umagacaabay Iyo Sobobta!
October 10, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuulkii labaad ee kazoo jeeda gobolka togdheer ayaa iska casilay xil madaxwaynaha Somaliland umagacaabay kaasi oo laba cisho ka hor madaxwaynuhu umagacaabay agaasimaha guud ee wsaarada deegaanka kaasi oo ka cudur daartay xilkaasi ismarkaana saluugay mansabkan Dhawaan ayay ahayd markii wasiir kuxigeenka arimaha dibada iska casilay xilkaasi kaasi oo saluugay xilka madaxwaynuhu umagacaabay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasiirka Ciyaarayaha Jsl Oo Ka Hadlay Natiijada Kulankii Dhexmaray Madaxwayne Biixi Iyo Eragadii Nab... Taariikh Nololeedkii Ale Ha U Naxriistee Abwaan Baarleex oo Ku Geeriyooday Hindiya iyo Kaalintii Uu ... DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Uga Yimid Gudida Diwaan-galinta Ururada Oo La Xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|