|
|||||
WAJAALE NEWS
Ismaamulka Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday 50Kun Oo Geed!
October 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasaarad deegaanka Ee Somaliland ugu deeqday 50kun oo geed kuwaasi oo loogu talo galay in lagu beero magaalooyinka iyo Meelaha kale ee bilicda loogu talo galay.
Masuul ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasiirka wasaarada deegaanka Somaliland ku wareejisay dhirtan.
Sidoo kale wasiirada deegaanka ayaa dawlada itoobiya uga mahad celiyay deeqdan ay soo gaadhsiiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Culimo Uu Horkacayo Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. DAAWO; Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada GAbiley Oo Maanta Si Rasmiya U Bilaabay Dhismaha Wadada C... Halkan Ka Daawo Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Ammniga Oo Si Adag Uga Hadashay Weerar Xalay RRU-... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|