|
|||||
WAJAALE NEWS
“Imika Hadii Uu Khalad Dhaco Markaaba Qaarbaa La Cararaya, Oo Xukuumada Ama Cid Gaar ah Ku Eedaynaya”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta jsl.
October 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh Albaani ayaa ka hadlay culimada ku eedaynaysa showgii kiin jaamac isagoo bulshada ugu baaqay qaabka asluubaysan ee qof lagu arko xumaan wax loogu sheegayo basle aanay banaanayn in qofkii baraha bulshada lagaga eedeeyo wixii lagu sheegaya Sidoo kale wasiirka diinta ayaa ka waramay qaabka diiniyad banana ee umada wax loogu sheegayo laguna farayo wanaaga ,xumaantana lagaga reebayo. Isagoo farta ku fiiqay gudida wanaag farista iyo xumaan reebista, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Digay In Ujeeddooyin Siyaasadeed Laga Dhex Raadiyo Shaqaaqada Ka Taagan... Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus, ka kala Socda 7 Dal O... Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Go’aanka Madaxweynuhu ku kala Qaaday Doorashooyinka iyo Diidmada W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|