|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hargaysa In Ay Is Qayb Qaybiso Oo Ay Daamo Kala Sheegato, Waa Nasiib Daro Wayn”Cabdiraxmaan Saylici.
October 25, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka qaybgalay munasibad lagu dhagax dhigay cisbitaalka hargeisa international ayaa sheegay in shacabka Somaliland iyo deegaanadu usiman yihiin mashaariicda haayaduhu dalka ka hirgalinayaan. Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in hargaysi is kala qayb qaybsi oo ay sheegato daamo 30sano. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Tallaalka Cudurka Jadeecada Oo Dalka Ka Bilaabmay Maanta Suldaanka Guud Ee beelaha Subeer Awal Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan ... Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Ka Qayb-qaataan Colaada Ka Taagan Gobolka So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|