Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Awqafta Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistiisa Iyo Wararka Sheegaya In Laga Raacay Abaarso Iyo Barwaaqo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Awqafta Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistiisa Iyo Wararka Sheegaya In Laga Raacay Abaarso Iyo Barwaaqo!
September 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil ayaa ka hadlay xilka qadista madaxwayne biixi ku sameeyay isagoo uga mahad celiyay mudadii uu lasoo shaqaynayay

Sidoo kale ex wasiir khaliil ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xilka qaadistiisa loo aanaynayo arimo la xidhiidha jaamacada barwaaqo iyo dugsiga abaarso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS