|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada Safarkiisa!
September 22, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Dr cabdixakiim Siciid Bustaale ayaa safar shaqo ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley halkaasi oo maalmihii udanbeeyay ay ka taagnayd khilaaf udhexeeyey maamulka gobolka ee wasaarada waxbarashada. Sidoo kale wasiir kuxigeenka waxbarashada oo wax laga waydiiyay khilaaf ka dehx taagan maamulka waxbarashada ee gobolka ayaa sheegay in ujeedada uu yimid ay tahay ukuurgalida xaalada gobolka maamulkana uu kulamo la qaadan doono. HAKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka Ceel ... Daawo:Muj.Boobe Yuusuf Ducaale Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Beenta Cad Kaga Sheegay Taa... DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Shaqaalaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|