|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Gudoomiyaha Maxkamada Sallaxley Oo Dhaawacyo Culus Lasoo Gaadhsiiyay.
September 30, 2021 - Written by Editor:SALLAXLEY(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada degmada sallaxley ayaa saaka weerar lagu qaaday xili uu ku gudo jiray shaqada maxkamada kadib markii lagu dhaawacay iyadoo madaxa laga gaadhsiiyay nabaro culus. Gudoomiyaha maxkmada sallaxley ayaa ka hadlay hada sida ay tahay xaaladiisa caafimaad iyo cida weerarka kusoo qaaday. Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sallaxley ayaa sheegay markii ninka dhaawac ugaystay in uu maxkamada ka baxsaday nin maxbuus ahaa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:“Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada”Muj Ab... Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Danta Laga Lahaa Kulanka Ka Dhacay Jabuuti Ee Wadahadalka Somaliland... Wada-hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya oo La Filayo Inay Toddobaadka soo Socda ka Furmaya DUBAI COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|