Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Tiawan Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Loo Qaatay Ardayda Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Tiawan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Dalka Tiawan Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Loo Qaatay Ardayda Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Tiawan.
September 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka Somaliland ufahiya dalka tiawan ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay xukuumada Somaliland uqaataday ardayda reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ka heshay dalka tiawan oo hadal haynt badani ka taagnayd tirade la shaaciyay iyo dheeraadka boosaskii imtixaanka loo galay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS