|
|||||
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Dadkii Goob Jooga Ahaa Markii Xildhibaan Guruuje Suldaanku Dhaawacyada Ugaystay Oo Ka Waramay Sidii Wax Udhaceen!
September 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah dadkii goob jooga ahaa markii xildhibaan axmed nuur guruuje oo uweerarka gacan ka hadalka iyo dhaawacyada ugaystay suldaan saleebaan (habaar) ayaa ka waramay qaabkii uu udhacay weerarkani iyo inta jeer ee uu suldaanku madaxa kaga dhuftay budka uu sitay oo Sidoo kale goob joogahan ayaa sheegay in dadkii goobta ku sugnaa ku mashquuleen sidii ay uqaban lahaayeen dhiiga ka socda xildhibaan loona gayn lahaa xarun caafimaad basle aanay qabanin suldaankii weerarka gaystay oo isagu goobta ka kaxaystay gaadhigiisa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Salfudaydkii Xisbiga Ucid Oo Wali Siraadan Iyo Masuuliyiin Hore U Shaaciyay In ay Iska Casilee... Magaalo Madax Gobolka Sool Ee Laascanood Oo Siwayn looga Xusay Sanad Guurada 31aad Ee Maalinta Qaran... Daawo: Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Shir Urur Goboleedka IGAD Soo Qaban Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|